Spring til indhold
AG

Aqoon Guud for Android APK

Forlægger: Abdikani Waano
Android APK Free
Hent v6.0 6 downloads
FiltypeAPK
Version6.0
Forlægger Abdikani Waano
Udgivelses dato5. jan. 2020
Dato tilføjet5. jan. 2020
Os kravAndroid
KravRequires Android 4.0 and up
Samlet antal downloads6
PrisFree

Beskrivelse

Aqoon Guud waa App ka kooban 6 qeybood muhiim ah oo kala ah:-

-99ka magaca ee Allah :-

Qaybtaan waxaad ku baran doontaa, magacyada Alle iyo fasiraadiisa, oo aad wax badan ka kororsan doontid Insha'alah.

-Siiradii Nabiga Nnkh :-

Qaybtaan waxaad ku baran doontaa Siiradii Rasuulka scw laga soo bilaabo markuu ku soo biiray dunida ilaa uu ka geeriyoodo oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.

-Xikmadooyin:-

Qaybtaan waxaad ku baran doontaa, murtida iyo hadal wanaaga adigoo kaa dhigi doono hadalkaaga mid ku qotomo murti iyo waayo aragnimo ku salaysan oo aad wax badan ka kororson doontid Insha'alah.

-Weydiimo iyo warcelin:-

Qeybtaan waa qeyb grønkål oo ku baran doonto weydimo iyo warcelino kala duwan side:-

1: Suaalooyin Diini.

2:Taariikhda Soomaaliya iyo wadamada grønkål ee caalamka.

3:Hal-xiraale.

oo aad voks badan ka kororson doontid Insha'alah.

-Xulasho:-

Qaybtaan waa qeyb kale oo aad ku xulanayso Xikmadooyinka aad ka heshay:-

-Xasuusin Maalinle Ah:-

Qaytaan Waxaad ka heli doontaan, oraah kiciso dareenkaada, maankaana ka shaqeysiiso, ku galiso himilo, kuu sahasho wadada guusha.

Lignende programmer

Alternativer